Dad ka badan 40 oo ku dhintay Mashaqo argagax leh oo ka dhacday Balochistan (Sawirro)

In ka badan 40 qof ayaa ku dhintay ka dib markii uu bas ku dhacay tog isla markaana uu dab qabsaday gobolka Balochistan ee koonfurta Pakistan, sida ay saraakiishu sheegeen. 41 Meyd ah ayaa laga soo saaray burburka baska, qaar ayaa gubtay oo aan la aqoonsan karin, sida uu wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay … Continue reading Dad ka badan 40 oo ku dhintay Mashaqo argagax leh oo ka dhacday Balochistan (Sawirro)